Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI mudane Xirsi Cali X Xasan iyo masuuliyiin uu hoggaaminayo ayaa salaadda ciidda kula tukaday garoonka Hargeysa Stadium. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale farxadda ciidda kula qaatay qaybaha bulshada Gesh Hotel.

Wednesday June 28, 2023 - 14:04:42
0 Comments
245
Xisbiga WADDANI

Leave a comment