Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 7da September 2020 magacaabay Xoghaye ku-xigeenka Difaaca & Gaashaandhiga ee Xisbiga WADDANI.

Monday September 07, 2020 - 16:25:37
0 Comments
558
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG ) 
Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Ayaa maanta u magacaabay Mudane Xuseen Cismaan Cabdi (Gadhle) Xoghaye ku-xigeenka Difaaca & Gaashaandhiga ee Xisbiga WADDANI.


Leave a comment