Xoghayaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha xisbiga WADDANI Mudane Yuusuf Nuux Yuusuf Tadhase oo si adag uga hadlay fadhiidnimada wasaaradda ciyaaraha iyo kala qaybsanaanta dhallinyarada ciyaaraha ee gobolka Togdheer

Tuesday September 01, 2020 - 14:17:42
0 Comments
706
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG )
"Wasiirka wasaaradda ciyaaruhu taariikhda dib u raaca waa wasiirkii 2-aad ee soo mara wasaaradda ciyaaraha ee aqoon darro ka haysato shaqada wasaaradda…
Madaxweyne Muuse Biixi waxa aan leeyahay taariikhdan meel ku qoro, waxa aad tahay madaxweynihii ugu horeeyay ee aan Saddex sanno furin tartanka kubadda cagta Gobollada Somaliland,”


Leave a comment