Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa Xadhigga ka jaray xarunta Ololaha ee Musharrax Sucaad Carmiye Odowaa ku yeelanayso magaalada Berbera. Marwo Sucaad ayaa ka mid ah musharraxiinta ugu cadcad ee Xisbiga WADDANI uga sharraxan Golaha Wakiillada gobolka Saaxil.

Tuesday April 06, 2021 - 10:05:57
0 Comments
419
Xisbiga WADDANI

Leave a comment