Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa mar dhaweyd ku booqday Xildhibaan Dheeg Cisbitaalka Hargeysa Internationalka Hospital oo xaalad caafimaad deg deg ah loo dhigay Xildhibaanka Qaybta ICU unit

Sunday August 02, 2020 - 23:57:07
0 Comments
672
Xisbiga WADDANI
Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa mar dhaweyd ku booqday Xildhibaan Dheeg Cisbitaalka Hargeysa Internationalka Hospital oo xaalad caafimaad deg deg ah loo dhigay Xildhibaanka Qaybta ICU unit. Guddoomiyaha Xisbiga ayaa dhammaanba Umadda ka codsaday in ay Xildhibaanka u duceeyaan in u Alle swc caafimaad deg deg ah siiyo isaga iyo inta kale ee bukaanada ahba.

Xildhibaanka ayaa muddooyinki u dambeeyey xaalad caafimaad u yaalay Cisbitaalka weyn ee magaaladda hargeysa.
 
Dhammaanteen aynu u wada ducayno.

Leave a comment