Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Cirro oo ay wehelinayaan Hoggaamiyaha Xisbiga, Guddoomiye Kuxigeenka 1aad, 2aad, Afhayeenka Xisbiga, qaar ka mid ah Xoghayayaasha Xisbiga & Fulinta ayaa xalay gaadhay Magaala madaxda Gobolka Togdheer ee Burco.

Thursday February 25, 2021 - 07:57:05
0 Comments
457
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha iyo wefdigiisu waxa ay isla caawaba kormeer iyo indho indheyn ku tageen qeybo ka mid ah goobaha ganacsiga ah ee Burco dhawaan laga furay, ugu dambeyna waxa ay bulshada Burco kula caweeyeen hotelka Isha Burco.
May be an image of 8 people, including Mubarik A. Jama, people standing and indoorMay be an image of 4 people, people standing and indoorMay be an image of 6 people and people standingMay be an image of 8 people, people standing and indoorMay be an image of 4 people, including Zir Saed Abdilahi Indho, people standing and indoorMay be an image of 4 people, including Warfaafinta Xisbiga Waddani and footwearMay be an image of 6 people, people standing and indoorMay be an image of 5 people, people standing, footwear and indoorMay be an image of one or more people and people standing


Leave a comment