Guddoomiyaha oo ay wehelinayeen masuuliyiin heer Qaran ah iyo madaxda Xisbiga ee Gobolka waxa uu bahda ciyaaraha ee gobolka Togdheer u ballanqaaday in ay xisbi ahaan barbar taaggan yihiin, islamarkaana wax ka qaban doonaan baahiyaha garoonka iyo ciyaaraha ee magaalada Burco iyo guud ahaan Gobolka.