Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane' C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo Hoggaamiyaha Xisbiga oo ay wehelinayaan Xog-hayaha guud ee Xisbiga iyo Xog-hayaasha Xisbiga ayaa xalay ka qeyb galay xaflad daah-furka shirkadda Glaxy money Transfer

Monday July 27, 2020 - 11:55:22
0 Comments
672
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane' C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo Hoggaamiyaha Xisbiga oo ay wehelinayaan Xog-hayaha guud ee Xisbiga iyo Xog-hayaasha Xisbiga ayaa xalay ka qeyb galay xaflad daah-furka shirkadda Glaxy money Transfer Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane' C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro iyo Hoggaamiyaha Xisbiga oo ay wehelinayaan Xog-hayaha guud ee Xisbiga iyo Xog-hayaasha Xisbiga ayaa xalay ka qeyb galay xaflad daah-furka shirkadda Glaxy money Transfer oo lagu qabtay hoolka Mango Garden ee Magaaladda Hargeysa. 



Guddoomiyaha Xisbiga oo madasha hadal ka jeediyey ayaa sheegay qiimaha ay shirkadduhu u leeyihiin dawladnimadeena iyo dadkeenaba isaga oo xusay in ay mihiim tahay in la dhiiri galayo muwadiniinta hal-abuurka ganacsi la yimaada gaar ahaan xukumadda u soo jeediyey in mihiimad gaar ah la siiyo dadka shaqo abuurka iyo adeege ganacsi dalka ka fulinaya. dhanka kale wuxu guddoomiyaha xisbigu hambalyo iyo duco u soo jeediyey saamilayda shirkaddan isaga oo ku amaanay dadaalkooda. ugu dambeyntiina wuxu guddoomiyuhu amaanay doorka qurba joogtu ku leeyihiin horumarka dalka iyo dadka.



































Leave a comment