Wararka

Friday March 08, 2024 - 13:54:55
Visits: 126
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha Garabka Haweenka Heer Qaran ee xisbiga WADDANI Marwo Foosiya Kayse Faarax ayaa dhambaal hambalyo ah u dirtay haween weynaha Somaliland iyo guud ahaan haweenka adduunka maalinta caalamiga ah ee haweenka loo asteeyay ee 8 Maarij awgeed. Guddoomiyaha ayaa Haweenka u rejaysay in ay Sanadkan…
Wednesday March 06, 2024 - 17:42:01
Visits: 89
0 Comments
Xisbiga WADDANI
TACSI Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), musharrax madaxweyne kuxigeen Amba. Maxamed Cali Aw Cabdi iyo guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali X Xasan oo ku hadlaya Afka xisbi Weynaha WADDANI waxay si wada jira tacsi tiiraanyo leh ugu dirayaan qoyska,…
Wednesday February 28, 2024 - 12:33:55
Visits: 166
0 Comments
Xisbiga WADDANI
1-Mudane Axmed Maxamed Yuusuf Xoghayaha dalka Sweden ee xisbiga WADDANI. 2-Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cismaan Guddoomiye ku-xigeenka Garabka Dhallinyarada Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI. 3-Mudane Ismaaciil Maxamed Muuse Hoggaanka Qorshaynta Garabka Dhallinyarada Heer Qaran ee Xisbiga WADDANI. 4-Mudane…
Tuesday February 27, 2024 - 12:27:51
Visits: 130
0 Comments
Xisbiga WADDANI
1-Mudane Sakariye Cabdiraxmaan Ismaaciil Caraale Xoghayaha Warshadaha ee xisbiga WADDANI. 2-Mudane Bishaar Mustafe Aadan Xoghaye kuxigeenka Horumarinta Caafimaadka ee xisbiga WADDANI. 3-Mudane Mustafe Cabdi Muumin Xoghaye ku-xigeenka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xisbiga WADDANI. Alla…
Monday February 26, 2024 - 18:45:24
Visits: 152
0 Comments
Xisbiga WADDANI
1. Mudane Maxamed Ismaaciil Jaamac (Xaaji) Xoghayaha Ganacsiga ee xisbiga WADDANI 2. Mudane Muuse Askar Guuleed Xoghayaha Waxbarashada ee xisbiga WADDANI 3.Mudane Xamse Cabdiraxmaan Khayre Xoghayaha Qorsheynta ee xisbiga WADDANI 4.Mudane Fuaad Cabdi Diiriye Xoghayaha Deegaanka ee xisbiga WADDANI 5.Mudane…
Saturday February 24, 2024 - 22:16:45
Visits: 115
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Ujeedada guud ee hadhimo-sharafeedka ayaa ahayd mid lagu nooleynayo wadajirka umadda, isku duubnida bulshada iyo la dagaalanka qoqobka, qabiilka, naxliga iyo naca mujtamaca la dhex dhigayo. Ugu dambeyn, madasha ayaa laga soo saaray war murtiyeed culus oo nuxurkiisu ahaa isku duubni & wadajir in ay Somaliland…
Tuesday February 20, 2024 - 13:38:01
Visits: 150
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Musharraxa Iyo Masuuliyiinta kale ayaa Ilaahay ugu baryey siyaasiga Abiib Timacad Caaafimaad Dhinaca Kale siyaasi Abiib Ayaa uga Mahadceliyey booqashada Ugu yimaadeen
Monday February 19, 2024 - 21:56:28
Visits: 140
0 Comments
Xisbiga WADDANI
Murashaxa waxaa qado sharafta kala qeybgalay,Musharraxa madaxweyne kuxigeenka Xisbiga WADDANI Ambassador. Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, hoggaanka Xisbiga, munayaal ka tirsan Golaha Wakiilada iyo marti sharaf kale. Culimadii dhigaysay Kutubta aqoonta ah ee Diiniha ah ayaa Murashaxa…