Hoggaanka Xisbiga ayaa billado guddoonsiiyay Tababaraha xulka Daadmadheedh, Tababare xigeenka, Ciyaaryahan Axmed Carabo oo gool dhalinta qaaday, Isu duwaha ciyaaraha ee Daadmadheedh iyo weriyaha da'da yar ee Ciise Tooni oo daadihinayay ciyaarihii Gobollada ee kubadda cagta.
Hoggaanka Xisbiga WADDANI ayaa kooxda iyo ciyaartoyga kula dardaarmay in ay halkaa ka sii hayaan dedaalkooda, isla markaana ku dhiirigeliyey in ay isku duubnaadaan.
































