Musharraxa iyo Suldaanku waxa ay si qoto dheer uga sheekeysteen xaaladda guud ee dalka, deegaanada Gobollada galbeedka gaar ahaan Gebilay iyo Wajaale. Kulanka Murashaxa iyo Suldaanka ayaa ku soo gebogaboobay jawi isfaham iyo wada-shaqeyn.