Munaasibad lagu guddoonsiinayay agab ciyaareed kooxaha ka qayb galaya tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo loogu magac daray Koobka musharraxa madaxweynaha Xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta lagu qabtay Xarunta Dhexe ee Xisbiga.

Sunday March 17, 2024 - 22:55:23
0 Comments
44
Xisbiga WADDANI
artammadan oo ka qabsoomaya gobollada iyo degmooyinka dalka oo ay ka mid yihiin magaalada Hargeysa, magaalada Burco, magaalada Boorama, Magaalada Ceerigaabo, Magaalada Gabiley, magaalada Berbera iyo degmooyin kale waxa maalgeliyay xisbiga WADDANI oo dhiiri gelinaya dhallinyarada dalka ee xiiseeya ciyaaraha.
Munaasibadda waxa ka soo qayb galay Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Marwo Milgo Sanbalooshe, Guddoomiye kuxigeenka xisbiga mudane Maxamed X Yuusuf Waabeeyo, , Xoghayaha Xisbiga Mudane Khadar Xuseen Cabdi, Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha Mudane Yuusuf Tadhase, Xoghaye ku xigeenka dhallinyarada iyo ciyaaraha Marwo Filsan Cabdiraxmaan, Guddoomiyaha garabka haweenka Marwo Foosiya Kayse, Agaasimaha Xarunta Dhexe iyo agaasime kuxigeenka Mudane Siciid Xaashi iyo Mudane Khadar Xasan, Xoghayaha Arrimaha gudaha Mudane Baashe Cabdi Gaboobe, , Xoghayaha Xanaanada xoolaha Dr Axmed Shukri , Xoghaye kuxigeenka Waxbarashada mudane Aftax Siciid, Xoghaye kuxigeenka Biyaha Mudane Cabdirisaaq Axmed Huuno, Xoghaye xigeenka gaadiidka Mudane Maxamed Cali, madaxda garabka dhallinyarada heer Qaran iyo heer gobol, masuuliyiinta gobolka Maroodijeex iyo masuuliyiinta degmooyinka caasimadda iyo masuuliyiin kale.
Waxaana tartankan agaasinkiisa kaalin weyn ka qaatay Agaasimaha Xarunta Dhexe iyo xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha.
Masuuliyiinta soo agaasimay tartannadan ayaa u mahad naqay Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Cirro iyo guud ahaan hoggaanka xisbiga kaalinta ay ka qaateen dhiiri gelinta dhallinyarada.
May be an image of 5 people, crowd and textMay be an image of 10 people and daisMay be an image of candle holderMay be an image of 1 person and textNo photo description available.May be an image of textMay be an image of textMay be an image of candy and textMay be an image of football, soccer, candy and textMay be an image of 1 person, playing soccer, candy and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 4 people and beardMay be an image of 6 people, wrist watch, suit and eyewearMay be an image of 3 people, beard and suitMay be an image of 5 people, beard and textMay be an image of 7 people, suit and wrist watchMay be an image of 2 people and beardMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, beard and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 4 people, people studying and crowdMay be an image of 8 people and beardMay be an image of 8 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 7 people, crowd and textMay be an image of 9 people, people playing basketball and crowdMay be an image of 1 person, headscarf and daisMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people, people smiling and headscarfMay be an image of 3 peopleMay be an image of 6 people, crowd and textMay be an image of 3 people and newsroomMay be an image of 1 person, headscarf and scarfMay be an image of 1 person and eyewearMay be an image of 4 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 7 people and textMay be an image of 9 people, lighting and daisMay be an image of 12 people, lighting and weddingMay be an image of 2 people, beard, dais and textMay be an image of 12 people and textMay be an image of 6 people, newsroom and daisMay be an image of 2 people, headscarf, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, headscarf, dais and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 2 people, beard and textMay be an image of 5 people and people playing soccerMay be an image of 4 people and textMay be an image of 3 people and chessMay be an image of 7 peopleMay be an image of 6 people, people playing basketball and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 5 people and people playing basketballMay be an image of 7 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 people and suitMay be an image of 4 people, suit and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 9 people and textMay be an image of 3 people, headscarf, dais and textMay be an image of 5 people, headscarf, dais and textMay be an image of 5 people, headscarf and textMay be an image of 1 person, headscarf, dais, newsroom and textMay be an image of 1 person, newsroom and textMay be an image of 2 people, television, dais, newsroom and textMay be an image of 1 person, smiling, headscarf, scarf, television, newsroom and text that says 'SAAB TV'May be an image of 4 people, people playing soccer, crowd and textMay be an image of 7 people, dais and text that says 'SAAB TV'May be an image of text


Leave a comment