Xoghayaha caddaaladda Xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis iyo agaasimaha Xarunta Dhexe Siciid Xaashi ayaa taageerayaasha xisbiga ku bogaadiyay qaadashada kaadhka xubinimada xisbiga, waxaanay taageerayaasha aan weli qaadan ku boorriyeen in ay soo doontaan kaadhadhka

Saturday March 09, 2024 - 13:39:45
0 Comments
65
Xisbiga WADDANI

Leave a comment