Musharraxa madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan xubno Hoggaanka xisbiga ah ayaa ka qayb galay munaasibad dalladda Hanaqaad oo ka mid ah dhallinyarada xisbiga lagu guddoonsiinayay shahaadada xisbigu siiyo dalladdaha wada shaqaynta la leh.

Friday February 16, 2024 - 23:59:24
0 Comments
80
Xisbiga WADDANI

Leave a comment