Agaasimaha Xarunta Dhexe ee xisbiga WADDANI Mudane Siciid Xaashi Cali iyo agaasime kuxigeenka Xarunta Dhexe Mudane Khadar Xasan Axmed ayaa maanta Xarunta xisbiga kulan is barasho ah kula qaatay hoggaanka xisbiga ee gobolka Maroodijeex.

Sunday February 11, 2024 - 11:55:31
0 Comments
95
Xisbiga WADDANI
waxa ay sidoo kale ka wada hadleen xoojinta wada shaqaynta Xarunta xisbiga iyo maamulka gobolka iyo dardar gelinta hawlaha xisbiga ee diyaargarowga doorashooyinka. May be an image of 1 person, studying, newsroom and textMay be an image of 1 person, studying, newsroom and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, beard, hat and textMay be an image of 1 person, newsroom and text that says 'hp DDANI NATIONAL PARTY'May be an image of 1 person, newsroom, the Oval Office and textMay be an image of 1 person, dais and text

Leave a comment