Agaasimaha Xarunta Dhexe ee xisbiga WADDANI Mudane Siciid Xaashi Cali iyo agaasime kuxigeenka Xarunta Dhexe Mudane Khadar Xasan Axmed oo dhawaan xilka loo magacaabay ayaa saaka si rasmi ah ula wareegay shaqada xafiiska.

Saturday February 10, 2024 - 12:58:22
0 Comments
76
Xisbiga WADDANI

Leave a comment