Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan masuuliyiinta xisbiga qaarkood ayaa maanta kula shaaheeyay Hotel Guuleed qaybo ka mid ah Shacabka degmada Koodbuur.

Monday February 05, 2024 - 22:46:35
0 Comments
63
Xisbiga WADDANI
Musharraxa oo wakhti la qaatay qaybaha bulshada ayaa ku boorriyay in ay midnimada iyo walaalnimadooda xoojiyaan una diyaar garoobaan doorashooyinka soo food leh. May be an image of 3 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 8 people and textMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 12 people, people studying and tableMay be an image of 2 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people and people smilingMay be an image of 2 peopleMay be an image of 2 people

Leave a comment