Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan Hoggaanka Xisbiga ayaa maanta munaasibad hadhimo sharafeed ah hoygiisa ugu sameeyey Haldoor kala duwan oo isugu jira Abwaanno, Aqoonyahanno iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland.

Monday January 29, 2024 - 20:10:55
0 Comments
76

Leave a comment