Musharraxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan guddoomiye kuxigeen Axmed Cumar X Cabdillaahi Xamarje iyo siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa hoygiisa ku booqday Yuusuf Kirix Cawad oo ka mid ah odayaasha siyaasadda Somaliland wakhti dheer ku soo jiray. Musharraxa ayaa xaal waraystay Mudane Yuusuf Kirix waxaanu u rejeeyay wanaag iyo caafimaad.

Sunday January 28, 2024 - 19:50:58
0 Comments
62
Xisbiga WADDANI

Leave a comment