Masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ayaa Xarunta Dhexe ee xisbiga ku qaabilay qaybo ka mid ah dhallinyarada xisbiga ee degmooyinka 26-ka Juun, Ibraahin Koodbuur iyo Gacma-dheere. Dhallinyarada iyo masuuliyiinta ayaa si waafi ah isaga xog waraystay hawlaha xisbiga iyo u diyaar garowga doorashooyinka dalka.

Thursday January 11, 2024 - 22:17:49
0 Comments
87
Xisbiga WADDANI

Leave a comment