Shirka Guddida Fulinta iyo xoghayeyaasha Xisbiga WADDANI ayaa maanta ka qabsoomay Xarunta Dhexe ee xisbiga. Fadhigan oo uu guddoominayay kusimaha guddoomiyaha mudane Saleebaan Ducaale X Jaamac ayaa si weyn loogu lafo guray marxladda siyaasadda iyo ammaanka ee dalku marayo.

Sunday December 17, 2023 - 13:19:24
0 Comments
93
Xisbiga WADDANI
Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa masuuliyiinta xisbiga warbixin ka siiyay Qorshaha xisbiga ee xaaladda Somaliland ee arrimaha doorashooyinka iyo nabad galyada. Hoggaanka xisbiga iyo masuuliyiinta kala duwan ee xisbiga ayaa fadhiga maanta ka jeediyay warbixino ku aaddan marxladda wakhtigan ee Somaliland iyo qorshaha xisbiga ee ku aaddan nabadda iyo doorashooyinka dalka ku soo fool leh. May be an image of 13 people, childrens toy, table, dais and textMay be an image of 15 people and tableMay be an image of 2 people and newsroomMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 3 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person, smiling and eyeglasseshttps://scontent.fhga1-1.fna.fbcdn.net/v/t39.30808-6/412122983_911672497195101_4391683220039743441_n.jpg?_nc_cat=106&ccb=1-7&_nc_sid=3635dc&_nc_ohc=TMDUTiSSlXcAX8HkBEq&_nc_ht=scontent.fhga1-1.fna&oh=00_AfCVquy_KF0TBMwWaeJRpQ6297BERIV89VHlpffIcQFSyQ&oe=658448ACMay be an image of 14 people, people studying and tableMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 1 person and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 6 people, dais and text

Leave a comment