"Muusow is casil oo talada ku wareeji cid dalkan doorasho gaadhsiisa, mar haddii ciidanka Qaranka xaaladdiisa la arkayo, mar haddii dhaqaalihii dalku burburay, mar haddii siyaasaddii arrimaha dibaddu aanay jirin ba oo dal aynu maanta saaxiib nahay jirin. Xisbiga WADDANI qiimo kasta oo ay ku tegayso sinaba uma aqbalayo in Muuse iska sii fadhiyo, wuxuu kacdoonada dalka ka socda ka raadinaya cimri dherer…" Guddoomiye kuxigeenka Xisbiga WADDANI Mudane Maxamed X Yuusuf Waabeeyo

Thursday November 23, 2023 - 11:21:05
0 Comments
148
Xisbiga WADDANI

Leave a comment