Hoggaanka Xisbiga iyo Weftiga Boqortooyada Middowday (UK) ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka cakiran ee Somaliland, xaaladaha nabadgelyo darro ee soo kordhay iyo xalka Laasacaanood.
Xoghayaha Warfaafinta xisbiga WADDANI
Mahmoud Adam Jama "Galaal" 





















