Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo xoghayaha Xisbiga WADDANI ayaa shalay safar dheer ku maray deegaanno badan oo ka tirsan degmada Sallaxley.

Monday June 19, 2023 - 08:47:40
0 Comments
245
Xisbiga WADDANI
Weftiga ayaa bulshada ku baraarujinayay ahmiyadda ay leedahay qaadashada kaadhka codbixinta oo maalmo kooban ka hadhsan yihiin wakhtiga uu xidhmayo. Masuuliyiinta oo soo maray deegaannada Salaxlay, Kaam-tuug, Warta, Bali-case, Dhimbiryaale, Ina Guuxaa, Qool dhuxulaale, laanqayrta celiyo, Qool-buulale, Libaax-qawdhama, Higlada, Labi-sagaala, Bali mataan, Bali-ciise iyo Qoton dabo oo ka tirsan Degmada Sabowanaag waxay bulshada ku boorriyeen in ay qaataan kaadhka codbixinta si ay qayb uga noqdaan dadka dooranaya madaxda ku metelaysa goleyaasha Qaranka.
May be an image of 2 people and people studyingMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 people, people studying and people smilingMay be an image of 8 peopleMay be an image of 8 people and grassMay be an image of 6 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 8 people and people smilingMay be an image of 8 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 5 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 12 peopleMay be an image of 3 people and jeep


Leave a comment