Musharraxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, Musharraxa Madaxweyne Ku xigeen Maxamed Cali Aw Cabdi, Guddoomiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan, Masuuliyiin ka tirsan hoggaanka Xisbiga iyo masuuliyiinta gobolka Maroodi jeex ayaa kormeer ku maray goobaha ay ka socoto Kaadh qaybintu ee magaalada Hargeysa gaara ahaana degmooyinka Ibraahin koodbuur, 26 June iyo 31 May.

Tuesday June 13, 2023 - 00:01:38
0 Comments
247
Xisbiga WADDANI
Hoggaanka Xisbiga WADDANI oo la hadlay dadweynaha ayaa ugu baaqay inay qaataan kaadhka codbixinta oo ah xaq ay muwaadiniintu leeyihiin. May be an image of 7 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 8 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 2 peopleMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 1 person and smilingMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 2 people and car

Leave a comment