Hargeysa ( WMG )
Muwaadin cashuurta waddo marista maxaa la inoogu qabtaa? Jidka hormara Ciidanka Dabdamisku waa Laag biyo mareen khatar ah, waxa go'day gabi ahaan waddadi. Bohoshani waxay dhib weyn ku haysaa gaadiidka. Waa nasiib darro in waddooyinkii halbawlaha ahaa ee Caasimaddu biyo mareenno isu bedelaan," Xoghayaha Arrimaha Bulshada xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq Dhamme