Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Xisbiga WADDANI Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) oo ay weheliyaan xoghayaha Macdanta iyo tamarta Deeq Axmed Yuusuf (Deeqsamadoon), Guddoomiyaha Xisbiga ee dalka Uganda Jaamac Muxumed Ducaale (jaamac Qadari), Guddoomiye ku xigeenka garabka dhalinyarada heer qaran Buuni Cabdi, iyo Xoghaye ku xigeenka garabka dhalinyarada heer qaran Yaasiin Xiis ayaa shalay galinkii dambe magaalada Burco kaga qayb galay munaasibad lagu shaacinayay dalladda dhallinyarada ee Midnimo.

Sunday May 21, 2023 - 19:32:19
0 Comments
358
Xisbiga WADDANI
.
Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha Xisbiga WADDANI Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase) oo ay weheliyaan xoghayaha Macdanta iyo tamarta Deeq Axmed Yuusuf (Deeqsamadoon), Guddoomiyaha Xisbiga ee dalka Uganda Jaamac Muxumed Ducaale (jaamac Qadari), Guddoomiye ku xigeenka garabka dhalinyarada heer qaran Buuni Cabdi, iyo Xoghaye ku xigeenka garabka dhalinyarada heer qaran Yaasiin Xiis ayaa shalay galinkii dambe magaalada Burco kaga qayb galay munaasibad lagu shaacinayay dalladda dhallinyarada ee Midnimo.


Dalladda dhallinyarada ee Midnimo ayaa ballan qaaday in ay si weyn uga qayb qaadan doonaan hawlaha xisbiga ee magaalada Burco iyo gobolka Togdheer waxaanay masuuliyiinta xisbigu u jeediyeen hadallo dhiiri gelin ah oo ku aaddan dardar gelinta hawl qabadka xisbiga.


May be an image of textMay be an image of 15 people, dais and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of 2 people, beard, people smiling and text that says 'BARBAAR PRODUCTION'May be an image of 2 people and text that says 'M BARBAAR PRODUCTION'May be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 2 people, headscarf and textMay be an image of 4 people, beard, suit and text that says 'Ta BARBAAR PRODUCTION'May be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 1 person, beard and textMay be an image of 1 person and beardMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 2 people, beard and people smilingMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 2 people, beard, people smiling, newsroom and textMay be an image of 2 people, beard, people smiling and textMay be an image of 3 people, headscarf and text that says 'nsada'e May be an image of 2 people, beard and people smilingMay be an image of 3 people, beard and people smilingMay be an image of 1 person, beard, smiling and text that says '، Tawh Midni Wala BARBAAR PRODUCTION'May be an image of 2 people, beard, people smiling and textMay be an image of 1 person, beard and smilingMay be an image of 6 people, dais and text

Leave a comment