Hargeysa ( WMG ) Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro Ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 5ta September 2020 magacaabay Xoghaye ku-xigeenada Xisbiga WADDANI