Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha xisbiga WADDANI Md Yuusuf Nuux Yuusuf-Tadhase oo ku hawlan wax ka qabashada baahiyaha dhallinyarada ee dhanka ciyaaraha

Sunday August 30, 2020 - 12:41:40
0 Comments
583
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG ) 
Xoghayaha dhallinyarada iyo ciyaaraha xisbiga WADDANI Md Yuusuf Nuux Yuusuf-Tadhase oo ku hawlan wax ka qabashada baahiyaha dhallinyarada ee dhanka ciyaaraha ayaa diraysyo ciyaareed guddoonsiiyay qaar ka mid ah kooxaha kubadda cagta ee Degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa.




Leave a comment