Xog-hayaha Xannaanada xoolaha xisbiga WADDANI Mudane' Axmed Shugri ayaa hadhimo sharafeed duleedka magaaladda Arabsiyo ugu sameeyey Xog-hayayaasha Xisbiga WADDANI.

Thursday August 27, 2020 - 20:26:07
0 Comments
689
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG ) 
Xog-hayaha Xannaanada xoolaha xisbiga WADDANI Mudane' Axmed Shugri ayaa hadhimo sharafeed duleedka magaaladda Arabsiyo ugu sameeyey Xog-hayayaasha Xisbiga WADDANI. Qado sharaftan oo ka dhacday beer weyn oo kamid ah beeraha magaaladda Arabsiyo hadalo mahadnaq ah waxa ka jeediyey Xog-hayaha Abaabulka iyo Wacyi-galinta Xisbiga WADDANI Mudane' Geel jire oo ku hadlay afka martida iyo madaxda xisbiga.



geestiisa isna waxaa munaasibada soo afmeeray xog-hayaha xannaanada xoolaha oo ahaa masuulka lahaa casuumada maanta





























Leave a comment