Guddoomiyaha garabka dhalinyarada Heer Qaran ee xisbiga WADDANI ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay hoggaanka dhalinyarada ee gobolka Maroodijeex oo dhawaan xisbigu magacaabay

Monday August 17, 2020 - 16:22:41
0 Comments
522
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG ) 
Guddoomiyaha garabka dhalinyarada Heer Qaran ee xisbiga WADDANI Md Cabdirashiid Cabdi Jaamac ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay hoggaanka dhalinyarada ee gobolka Maroodijeex oo dhawaan xisbigu magacaabay.




Kulankan oo ahaa isbarasho iyo dardar gelinta sidii looga wada shaqayn lahaa siyaasadda xisbiga ee ku wajahan dhalinyarada iyo arrimaha doorashooyinka waxa ka soo qayb galay guddoomiyaha dhalinyarada gobolka maroodijeex ee xisbiga iyo guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolku ka kooban yahay.











Leave a comment