Xog-hayaha guud ee Xisbiga WADDANI oo shir la yeeshay Madaxda Xisbiga WADDANI ee gobolka Maroodi-jeex

Monday August 17, 2020 - 14:23:56
0 Comments
491
Xisbiga WADDANI

Hargeysa ( WMG ) Xog-hayaha guud ee Xisbiga WADDANI oo shir la yeeshay Madaxda Xisbiga WADDANI ee gobolka Maroodi-jeex oo dhawaan qaab dhismeedkooda iyo xilalkoodaba la dhameys tiray.



Shirkan oo ahaa is barasho iyo dar-dar galin hawlaha xisbiga ah ayaa ku soo idaalay is af-garad iyo sidii looga wada shaqeyn lahaa guusha Xisbiga.






















Leave a comment