"Waxa runtii naxdin iyo anfariir inagu ah in la ugaadhsanayo Haldoorkii iyo nin garbeedkii gobolka Sool. Waxa wax laga xumaado ah in wasiirkii amniga qaabilsanaa ku mashquulsan yahay difaacidda wasiir dhiggiisa ah iyo ka sheekaynta maqaaxiyaha wasaaraddiina fadhiid noqotay..," Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee Xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Faarax Cabdi

Sunday September 12, 2021 - 12:26:57
0 Comments
1121
Xisbiga WADDANI
                   

Leave a comment