Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan Guddoomiye Xigeenka 1-aad Mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Masuuliyiin kale ayaa magaalada Burco kaga qayb galay munaasibad lagu xusayay Sanad guurada 30-aad ee Maalinta Qaran ee 18-ka May

Wednesday May 19, 2021 - 19:31:44
0 Comments
842
Xisbiga WADDANI

Leave a comment