Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Xoghayaha Kalluumaysiga & Dekedaha Mudane Cabdalle Maxamed Carab (Sandheere) ayaa kulan la qaatay musharraxiinta Xisbiga ee Golaha Deegaanka Degmada Berbera.

Wednesday May 19, 2021 - 00:44:14
0 Comments
376
Xisbiga WADDANI
Kulanka ayaa lagaga tashanayay tabaabushaha Xisbiga ee hawlaha doorashada wakhtiga yar ka hadhsan yahay.

Guddoomiyaha weftigiisa ayaa ku guda jira Kormeerka Tababar u socda Muraaqibiinta Xisbiga iyo la tashi ku aaddan dardar gelinta hawlaha doorashada ee musharraxiinta Xisbiga.


May be an image of 4 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 2 people, including Ahmed Karaaze, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 1 person and indoorMay be an image of one or more people and indoorMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 2 people and indoorMay be an image of Gobdeq Axmed and indoorMay be an image of 1 person and indoorMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 3 people, people standing and indoorMay be an image of 2 people, people sitting and indoorMay be an image of 1 person and indoorMay be an image of 1 person and suitMay be an image of 4 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 1 person, sitting and indoorMay be an image of 1 person and indoorMay be an image of 1 person and indoorMay be an image of 1 person, wrist watch and indoorMay be an image of one or more people and indoorMay be an image of 2 people, people standing, people sitting and indoorMay be an image of 1 person and indoorMay be an image of Ahmed Karaaze and indoorMay be an image of 6 people, including Gobdeq Axmed, people sitting and indoorMay be an image of 16 people, including Xamda Hodan, Nouradin Osman Mahamed, Nour Abdi Jamac Nurcade, Amaal Maxamuud and Oday Xaaji Ciido, people standing, people sitting and indoor

Leave a comment