Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI Mudane' Xamse iyo Maamulka Gobolka ee Xisbiga ayaa deeq buugaag ah guddoonsiiyey Maamulka gacanta ku haya Maktabada Sallaxalay

Friday August 07, 2020 - 11:52:39
0 Comments
975
Xisbiga WADDANI
Hargeysa ( WMG ) Guddoomiyaha gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI Mudane' Xamse Ciise iyo Maamulka Gobolka ee Xisbiga ayaa deeq buugaag ah guddoonsiiyey Maamulka gacanta ku haya Maktabada Sallaxalay.



Guddoonsiinta deeqdan oo ka dhacday xarunta gobolka ee xisbiga ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Guddoomiye-xigeenka Gobolka, Mudane' Wali Cabdi Jaamac Xog-hayaha Gobolka Mudane' Mawliid Muuse, iyo Guddoomiyaha Haweenka ee Gobolka Marwo Foosiya Maxamed Xirsi ( Xadiyo ) iyo Guddoomiyaha Dhalinyardda Gobolka Maroodi-Jeex Mudane Ismaaciil Maxamuud Ciise












Leave a comment