Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ahna musharraxa Madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6da April 2021ka u magacaabay Mudane Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid La-taliyaha Sharci ee Guddoomiyaha Xisbiga ahna musharraxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI.

Tuesday April 06, 2021 - 13:52:39
0 Comments
552
Xisbiga WADDANI

Leave a comment