Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ahna musharraxa Madaxweynaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 6da April 2021ka magacaabay 1.Xoghayaha Horumarinta Maaliyadda ee xisbiga WADDANI. 2.Xoghayaha Ganacsiga,Wershadaha iyo Dalxiiska ee xisbiga WADDANI. 3.Xoghayaha Hourmarinta Maalgashiga ee xisbiga WADDANI.

Tuesday April 06, 2021 - 13:39:43
0 Comments
489
Xisbiga WADDANI

Leave a comment