" Aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinayaa dadka reer Somaliland ee sida qayral caadiga ah u soo doortay inay Musharraxiin ka noqdaan Xisbiga oo muujinaysay dareenka wanaagsan ee ay Bulshadu ku qaabishay WADDANI iyo sida ay ugu diyaarsan yihiin inuu qof waliba u kaalin uu iska sharraxo ka hello ." Hoggaamiye Xirsi Cali Xaajji Cali

Tuesday March 30, 2021 - 20:34:17
0 Comments
485
Xisbiga WADDANI

Leave a comment