Kalfadhiga Saddexaad Ee Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI Oo Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada Hargeysa Kalfadhiga Saddexaad ee shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga WADDANI ayaa saaka oo ay bisha Maarij tahay 30, 2021-ka si rasmi ah uga furmay huteelka Ambasatoor ee Magaalada Hargeysa,kaas oo ay ka soo qayb-galeen Xubnaha Golaha Dhexe ee Xisbiga iyo Masuuliyiinta ugu saraysa Xisbiga.

Tuesday March 30, 2021 - 20:20:26
0 Comments
425
Xisbiga WADDANI

Shirka Saddexaad ee Xubnaha Golaha Dhexe waxa goob joog ah 294 Xubnood oo Golaha Dhexe ah iyo masuuliyiin ka socda Xisbiga UCID.


Shirkan Golaha Dhexe waxyaabaha lagu qabanayo waxa ka mid ah doorashada Musharraxa Madaxweynaha iyo Madaxweyne xigeenka ee Xisbiga ee doorashada Madaxtooyada 2022.

 
 

Leave a comment