Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, asxaabta, iyo guud ahaan bulshada Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Cabdi Maxamuud (Xasan Xaydh) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Monday March 29, 2021 - 22:57:05
0 Comments
467
Xisbiga WADDANI

TACSI GUDDOOMIYE

Date: 29kaMarch 2021ka

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) isaga oo ku hadlaya magaciisa, ka hoggaanka, fulinta, garabbada dhallinyarada iyo haweenka ee Xisbiga WADDANI waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, ehelka, asxaabta, iyo guud ahaan bulshada Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Cabdi Maxamuud (Xasan Xaydh) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Guddoomiyuhu waxa uu Marxuumka Illaahay uga baryaya in uu su'aasha u fududeeyo, una dambi dhaafo, Jannatul Firdowsana ka waraabiyo, qoyska, ehelka, qaraabada iyo asxaabta uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعون

Af-hayeenka Xisbiga WADDANI

  Barkhad Jaamac Batuun



No photo description available.


Leave a comment