Guddida kala saarista iyo soo xulista Murashixiinta Golayaasha Deegaanka iyo Golaha Wakiilada ee Xisbiga WADDANI ayaa ku dhawaaqay in ay soo gebo-gabeeyeen kala saarista iyo soo xulista Murashixiinta Golayaasha Deegaanka ee dalka JSL ee uga tartami doonna Xisbiga WADDANI.

Wednesday March 17, 2021 - 15:08:27
0 Comments
626
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha Guddida Mudane Xil Cabdilqaadir Jirde ayaa warbaahinta u sheegay in ay maanta si rasmi ah u gunaanadeen howshii kala xulista musharrixiinta oo ay wadeen muddo ku siman 3 billod, isla markaana ay u mareen kala xulista hannaanka xeerka doorashada, xeer nidaamiyaha kala xulista iyo xeer hoosaadka Xisbiga WADDANI.
—————————————
      Waaxda Warfaafinta


May be an image of 11 people, including Gobdeq Axmed, Nuura Mohmed Ibraahim and Abdi Samad Ali and people standingMay be an image of 10 people, including Muuse Gaydh Nuur, Warfaafinta Xisbiga Waddani and Nuura Mohmed Ibraahim, people standing and indoor

Leave a comment