Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10ka March 2021 u magacaabay Marwo Laki Xaashi Axmed Hoggaanka Laamaha Dibadda ee Garabka Haweenka heer qaran ee xisbiga WADDANI. iyo Marwo Faa'isa Jaamac Cilmi ( Jaruur ) Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee xisbiga WADDANI ee Gobolka Togdheer.

Wednesday March 10, 2021 - 13:32:38
0 Comments
427
Xisbiga WADDANI

Leave a comment