Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, guddoomiye xigeenka 2-aad ee Xisbiga Mudane Saleebaan Ducaale X Jaamac iyo masuuliyiin sarsare oo Xisbiga ah ayaa magaalada Caynaba kaga qayb galay xafladda shaacinta musharraxiinta Golaha Wakiillada ee gobolka Sool iyo golaha deegaanka ee Caynaba.

Sunday February 28, 2021 - 12:00:20
0 Comments
509
Xisbiga WADDANI

Leave a comment