Mukhtaar Xasan Maydhane ayaa shaaciyay in uu Golaha Wakiillada Somaliland u taaggan yahay, islamarkaana ka sharraxan yahay Xisbiga WADDANI. Sida oo kale Xoghayaha Guud ee Xisbiga Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa Mukhtaar Maydhane ku bogaadiyay hankiisa.

Saturday January 09, 2021 - 13:19:50
0 Comments
547
Xisbiga WADDANI
              

Leave a comment