Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo Maanta Magacaabay Xog-hayaha Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xisbiga WADDANI

Saturday July 25, 2020 - 11:06:11
0 Comments
777
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo Maanta Magacaabay Xog-hayaha Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xisbiga WADDANI Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo Maanta Magacaabay Xog-hayaha Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xisbiga WADDANI Guddoomiye, C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro waxa maanta tahay Sabti 25 July 2020ka u magacaabay Maxamed Sidiiq C/laahi (Dhamme) Xog-hayaha Arrimaha Bulshada Xisbiga WADDANI







Leave a comment