Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro oo ay weheliyaan hoggaamiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, iyo Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga WADDANI Mudane Cismaan Afgaab Nuur ayaa kormeeray galinkii danbe ee maanta goobaha ay ka socoto diwaangelinta kaadhka codbixinta ee magaalada Oodwayne iyo deegaannada hoos taga Gobolka Daadmadheedh

Wednesday December 30, 2020 - 08:15:58
0 Comments
445
Xisbiga WADDANI

Leave a comment