Shirki Xoghayayaasha Xisbiga WADDANI oo maanta ka qabsoomay xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI
Shirki Xoghayayaasha Xisbiga WADDANI oo maanta ka qabsoomay xarunta dhexe ee Xisbiga WADDANI.
Shirki ay maanta isugu imaadeen Xoghayaasha Xisbiga WADDANI oo u shir guddoominayey xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Mudane' Khadar Xuseen Cabdi ayaa ka dhacay xarunta dhexe Xisbiga WADDANI ee magaaladda hargeysa.
Shirkan oo lagaga hadlay qodobo door ah kana mid ahaayeen sidii diyaar garow weyn loogu gali lahaa doorashada dalka iyo wada shaqeynta masuuliyiinta Xisbiga heer qaran ila heer gobol ayaa ku soo dhammaday jawi degan.