Hoggaanka sare ee Xisbiga WADDANI ayaa maanta ka qeyb galay xafladda shaacinta Musharrixiinta Golaha Wakiilada & Golaha Deegaanka ee Hargeysa, Wafdiga Hoggaanka sare ayaa waxaa hoggaaminayey Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Cabdiraxmaan Cirro

Thursday December 10, 2020 - 20:59:02
0 Comments
666
Xisbiga WADDANI
Musharrixiinta maanta xafladda shaacintooda la qabtay ayaa waxa ay kala ahaayeen Mudane Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto oo ah Musharraxa Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex iyo Eng Maxamed Cali Aw Cabdi Musharraxa Golaha Deegaanka ee Degmada Hargeysa.



Leave a comment