Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta kormeeray goobaha diwaangelinta codbixiyeyaashu ka socoto ee Magaalooyinka Balligubadle, Sallaxley iyo deegaannada hoos taga.

Wednesday December 02, 2020 - 08:26:08
0 Comments
531
Xisbiga WADDANI
Guddoomiyaha ayaa u kuur galay sida ay u socoto diwaangelinta codbixiyeyaashu waxaanu bulshada ku boorriyay in ay qaatan kaadhka si ay u gudan karaan xaqooda doorashada.
Guddoomiyaha ayaa maalmihii u dambeeyay ku guda jiray kormeer indho indhayna oo ku aaddan habsami u socodja diwaangelinta codbixiyeyaasha



Leave a comment